Haayada Salaxley(Gaaroodinews) Haayada Samafalka Ee Khadiija Foundation Ayaa Deeq Iskugu Jirta Raashin Iyo Xoolo Waxay Gaadhsiiyeen Dadka Jilicda San Ee Kunool Barakacayaasha Degmada Salaxley
Deeqdan Ay Haayada Khadiija Foundation Gaadhsiisay Barakacayaasha Salaxley Ayaa Kakooban Raashin Loogu Tala Galay 120 Qoys Iyo Labaatan Neef Oo Adhi Iyo Kabo Loo Talagalay Caruurta Kusugan Kaamka Barakacayaasha
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Ayaa kaqayb galay Munaasibadii Deeqdaas Lagu Gaadhsiinaayay Dadkii loogu Talo galay Deeqdaas
Daawo Muuqaalka Warkaas :-