GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga Kulmiye Ayaa Munaasibad Ilyartu Isqabatay Uqabtay Dhalinyarada Xisbigaasi + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye Ayaa Maanta Munaasibad Balaadhan Uqabtay Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbigaasi

Munaasibadan Oo Ahayd Mid Ilyartu Isqabatay Isla Markaana Aykasoo Qaybgaleen Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismail Saylici Wasiiro Iyo Masuuluyiinta Ugu Sarsaraysa Xisbigaasi Gaar ahaan Garabka Dhalinyarada Oo Uu Gudoomuye Uyahay Cabdinajax Siyaad

Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad Ee Xisbiga Kulmiye Md ahmed Cabdi Dheere Oo Munaasibadaasi Kahadlay Ayaa Sheegay Ajandaha Kulankan Ay Dhalinyarada Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Uqabteen

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM