GAAROODI NEWS NETWORK

Maraykanka Oo Garyaqaan Guuleed Dafac Siwayn U Amaantay

Hargeisa(Gaaroodinews) Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Kamid Ah Garyaqaanada Waawayn Ee Reer Somaliland Ayaa Dawlada Maraykanku Gaar Ahaan Safaarada Somalia Ee Maraykanku Uu Kuleeyahay Muqdisho Ay Si Wayn U amaantay Isla Markaana U Aqoonsatay Garyaqaankii Ugu Wanaagsanaa Sanadka

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM