GAAROODI NEWS NETWORK

Sawirro:- Burburka iyo Murugada Beyruud qaraxa ka dib

The aftermath of the blast at the siteGoobta uu qaraxa ka dhacay ayaa gebi ahaanba baaba’day.

Beyruut, caasimadda lubnaan, ayaa wada saameyay qarax aad u weyn kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof. Wuxuuna sababay dhaawaca kumannaan qof oo daafaha magaalada ku kala faafsan.

Waxaa jiro warar sheegaya in qaraxa laga dareeyay meelo boqollaal kilo-mitir u jira ee illaa Qubrus.

Saraakiisha waxay sheegeen in qaraxa uu ka dhashay kumannaan tan oo ah kiimikada ammonium nitrate, oo muddo lix sano ah ku keydsanayd baqaar ku yaalla dekadda.

Ma cadda waxa sababay in kiimikadaas ay qaraxa sameyso.A street left entirely destroyed by the blastmagaalada oo dhan waa gilgilay qaraxa.Men ride a motorcycle past a damaged buildingWuxuu qaraxa burburiyay guryo iyo xarumo ganacsi oo badanDamaged vehicles and buildings are seen near the site of Tuesday's blastDhismeyaasha waxaa wada saameeyay qaraxaA soldier walks through the streets of BeirutQaraxa wuxuu dhacay xilli ay Lubnaan la dhibateysan tahay dhaqaale xumo iyo cudurka coronavirus.Staff move a gurney in a damaged hospitalSida la sheegay, isbitaallada waxaa buux-dhaafiyay dhaawaca.A man carries away an injured girl in BeirutNin xambaarsan gabar qaraxa ku dhaawacantayA migrant worker reacts in shock following an explosion at the Beirut PortJidadka magaalada waxaa ka jiray jahwareer iyo argagax, waxyar ka dib markii qaraxa uu dhacay.

Sawirrada oo dhan waxay leeyihiin xuquuq lahaansho.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM