GAAROODI NEWS NETWORK

Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ayaa Kadhacay Dawga Sheekh + Muuqaal

Berbera(Gaaroodinews) Sida Aykusoo Waramayaan Warbaahinta Qaranka Ee Gobolka Saaxil Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Shil Baabuur Uu Sababay Uu Kadhacay Dawga Sheekh Isla Markaana Ayku Dhibteen Saddex Qof Halka Todoba Qof Oo kalena Ayku dhaawacmeen

Dhaawaca Shilkaasi Kadhashay Ayaa Waxaa lageeyay Cusbitaalka Degmada Sheekh

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM