GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Shahaado-sharaf Ku maamuusay Maayirka Magaalada Gabiley

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Shahaado-sharaf Ku maamuusay Maayirka Magaalada Gabiley.

Maayir Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa kamid ahaa xildhibaannadii kasoo baxay Xisbiga UCID.

Shahaado Sharaftan Uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Uu Kumaamuuusay Maayarka Gabiley Ayuu Kusifeeyay Waxqabadka Baaxada leh Ee Uu Kamuujiyay Gudaha Magaalada Gabiley

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM