GAAROODI NEWS NETWORK

Mudaharaad Sababay Dhaawacyo Oo Kadhacay Magaalada Berbera + Sababta

Hargeisa(Gaaroodinews) Sida Ay Sheegayaan Wararka Nagasoo Gaadhaya Magaalada Berbera Waxaa Maanta kadhacay Gudaha Magaaladaas Mudahaaryo Sababay Khasaare Dhaawacyo Ah

Mudaharaadkan Oo Lasheegay Inuu Sababay Khilaaf Soo kala Dhexgalay Iskaashatada Gaadiidleeyda Waawayn Ee Tawfiiq Ee Dekeda Magaalada Berbera Waxaanay Mudahaaraad kahorsameyeen Xubnaha Ururkaasi Xafiiskooda Magaalada Kuwaasoo Kacabanaya In Ciidanka Policeku Ay Lawareegeen Gacanku Haynta Xafiiskaasi

Sida Wararku Sheegayaan Khilaafkoodu Wuxuu Salka kuhayaa Maamulka Ururkaasi Oo Laba Shir Oo Kala Duwan Yeeshay Oo lagu Dooranaayo Maamulka Sarsare Ee Iskaashatada Gaadiidlayda Tawfiiq

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM