telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Roob Khasaare Xoogan Gaystay Oo Ka Da’ay Degmada Salaxley

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Magaalada Salaxley Kada’ay Roobab Dabaylo Wata Kaasoo Khasaare Xoogan Gaadhsiiyay Dhismayaashii Shacabka Iyo Kuwii Dawlada Dhismayaashii Waxbarashada Gaar ahaan Dugsiyadii Sare Iyo Kii Dhexe Waxaa Sidoo Kale Khasaare Xoogani Soo Gaadhay Dhismihii Maamulka Dawlada Hoose

Dhanka Kale Waxa Ay Wararku Sheegayaan In  Hal Qof Uu Waxku Noqday Guri Kusoo Dumay Waxaana hada lagu Dabiibayaa Cisbitaalka  Magaalada Salaxley

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom