GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweyne Nasoo Kala Gaadh Anaga Iyo Wasiirka Warfaafinta ” + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Mulkiilayaasha Tvyada Madaxa Banaan Ee Somaliland Iyo Gudoomiyaha Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Ayaa Sida Fiinta Uga Qayliyay Goaankii Xukuumada Somaliland Ay Ganaaxa Ugusoo Rogtay Tvyada Universal Iyo Star

” Madaxweyne Nasoo Kala Gaadh Anaga Iyo Wasiirka Warfaafinta ”

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM