telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Goaamo Lagasoo Saaray Shir Wadatashi Oo Kasocday Magaalada Boorama + Muuqaal

Boorama(Gaaroodinews) Iyada Oo Maalmihii Udanbeeyay Gudaha Magaalada Boorama Ayka Socdeen Shirar Ay Wada Qaadanayeen Aqoonyahanka Salaadiinta Dhalinyarada Iyo Xildhibaanabada Gobolka Awdal Ayaa Waxay Maanta Gudaha Magaalada Boorama Kuqabteen Shir Wadatashi Ah Oo Lagaga Hadlaayo Arimaha Saami Qaybsiga  Dawladnimo Ee Somaliland

Dhamaan Waxgaradkii Kasoo Qaybgalay Shirkaasi Ayaa Waxay Sheegeen Inaanay Diyaar U ahayn Inayka Qaybgalaan Doorasho Bilaa Awoodqaybsi Ah

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom