GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Dhalinyaro Sifo Sharci Daro Ah Loogu Xidhay Magaalada Berbera + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi Ayaa Sheegay In Magaalada Berbera Dad Si Sharci Loogu Xidhay Kuwaasoo Katirsan Ururka Iskaashatada Tawfiiq Ee Gaadiidka

Xoghaye Yuusuf Kayse Waxaa kale Oo Uu Sheegay In Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidku Uu Soo Saaray Warqad Baalmarsan Sharciga Taasoo Uu Wasiirku Kusheegay Inaan Shirka Ururkaasi Aanukasoo Qaybgali Karin Gudoomiyihii Hore Ee Ururkaasi

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM