telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xogahayaha Xisbiga Waddani Oo Kahadlay Roobab Khasaare Gaadhsiiyay Degmada Salaxley + Fariin Uu Udiray Xukuumada

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi Oo Warbaahinta Lahadlay Ayaa Wuxuu kahadlay Roobab Dabaylo Wata Oo Maalintii Shalay Ahayd ka Da’ay Magaalada Salaxley Kuwaasoo Sababay Khasaare Balaadhan Oo Soo gaadhay Dhismayaashi Dawlada Iyo Bulshada Kudhaqan Deegaankaa

Xoghaye Khadar Xuseen Ayaa Fariin Udiray Xukuumada Somaliland Oo Uu Ugu Baaqay Inay Gargaar Degdeg Ah Lasoo Gaadhaan Dadka Halkaasi Ay Roobabku Kudhibaateeyeen

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom