Hargeisa(Gaaroodinews) Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Md Maxamed Yuusuf Ismail Ayaa Tababar Usoo Xidhay Qaarkamida Hawl-wadeenada Wasaaradaasi Oo Uu Maalmihii Udanbeeyay Usocday Tababar Lagu Kobcinaayo Aqoonta Iyo Waayo Aragnimada Shaqo Ee Ay Qaranka Uhayaan
Daawo Muuqaalka Warkaas :-