GAAROODI NEWS NETWORK

Odayaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Taageeray Qabsoomida Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Somaliland

Boorama(Gaaroodinews) Odayaal Iyo Waxgarad Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Ayaa Sheegay Inay Taageersanyihiin Doorashooyinka Isku Dhafan Ee Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Dhawaan Lafilaayo Inay Dalka Kaqabsoomaan

Odayaashan Ayaa Sheegay Inay Kasoo Horjeedaan Goaan Dhawaan Soo Saareen Qaarkamid Ah Waxgaradka Gobolka Awdal Oosheegay Inaanay Kaqaybgalayn Doorasho Bilaa Saami Qaybsi Ah

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM