GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Kahadlay Roobabkii Khasaaraha Sababay Ee Kada’ay Salaxley + Baaq Ay Udireen Xukuumada

Hargeisa(Gaaroodinews) Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Kahadlay Roobabkii Dabaylaha Watay Ee Khasaaraha Sababay Ee Kada’ay Degmada Salaxley

Masuuliyiinta Ugu Sarsareysa Xisbiga Ucid Oo Shir Jaraaid Kuqabtay Magaalada Hargeisa Ayaa Bulshada Reer Somaliland Iyo Xukuumadaba Ugu Baaqay In Loo Fidiyo Bulshada Kudhaqan Deegaankaas Gurmad DegDeg Ah

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM