Hargeisa(Gaaroodinews)Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Fadhigii Maanta Ay Yeesheen Oo Ay Fadhiyeen 42 Xildhibaan Ayaa Waxa Ayku Ansixinaayeen Xeerka Maandooriyaha
Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md CabdiRisaaq Siciid Ayaanle Ayaa Kawarbixiyay Xeerkan Cusub Ee Ay Maanta Ansixiyeen Golahu Ee Xeer Ciqaabeedka Maandooriyaha Khamriga
Daawo Muuqaalka Warkaas :-