GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxweynaha Taiwan Oo Sharaxday Waxyaalaha Ay Somaliland Iska Kaashan Doonaan + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Dawlada Taiwan Ayaa Maanta Xafiis Diplomaasiyadeed Maanta Sitoosa Uga Furatay Caasimada Somaliland Ee  Hargeisa

Munaasibadan Oo Aykasoo Qaybgaleen Masuuliyiin Sarsare Oo Katirsan Xukuumada Somaliland Wakiilka Dawlada Taiwan Uqaabilsan Somaliland Iyo Martisharaf kale

Madaxweynaha Dawlada Taiwan Oo Khadka Maqalka Iyo Muuqaalka  Sitoosa Uga qaybqaadatay Ayaa Kawarbixisay Xidhiidhka Diplomaasiyadeed Ee Kadhaxeeya Somaliland Iyo Taiwan

Sidoo kale Waxay Sharaxday Waxyaalaha Ay Somaliland Iska Kaashan Doonaan

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM