GAAROODI NEWS NETWORK

” Wadaniyoow Ciradaan Idinkaga Xishoonayaa ” Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (C/Raxman Dheere )  Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Dhalinyaradii Gubtay Macaawinadii Dharka Ahayd Ee Aygubeen Qaarkamida Dhalinyarada Salaxley Ku Eedeeyay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Waxa Uu Xisbiga Waddani Usoo Jeediyay Inayka Waantoobaan Hawlaha Ayhalkaasi Kawadaan

Dhankale Waxa Uu Haayada Amaanka Faray Dadka Arimaha Amaan Darada Aburaaya In Aywaxka Qabtaan  Isla Markaana Sharciga Latiigsadaan

“Wadaniyoow Ciradaan Idinkaga Xishoonayaa ” Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM