GAAROODI NEWS NETWORK

Wasaarada Arimaha Gudaha Ee Somaliland Oo Agaasime Waaxda Shaqaalaha Ee Wasaaradaasi Umagacowday In Uu Noqdo Md Xuseen Cali Maxamedoow

Hargeisa(Gaaroodinews) Md Xuseen Cali Maxamedoow Oo Wasaaradda A. GGuddaha Ee JSL Xil u magacawday

Wasaaradda Arimaha Guddaha ee Somaliland’ ayaa Agaasime Qaybeedka Waaxda Shaqaalaha ee Wasaaradda A. Gudaha Somaliland Umagacowday in uu noqdo Md Xuseen Cali Maxamedoow

Wareegto uu soo saaray Wasiir ku xigeen ka W. Arimaha Guddaha ee Somaliland md Naasir Cayddiid Maxamed’ ayaa uu xilka Agaasime Qaybeedka Waaxda Horumarinta Shaqaalaha (HRR) ka ee Wasaaradda A. Guddaha Somaliland ugu magacaabay in uu noqdo md Xuseen Cali Maxamedoow

 

Hargeisa/Office

Gaaroodinews

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM