GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxweynaha Somaliland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Soo Dhaweeyay Safiirka Ay Dhawaan Dawlada Ethiopia Usoo Magacowday Somaliland

Hargeisa(Gaaroodinews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Soo Dhaweeyay Isla Markaana Xafiiskiisa Kuqaabilay Kagana Gudoomay Aqoonsiga Safiirnimo Safiirka Ay Dhawaan Dawlada Ethiopia Usoo Magacowday Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM