Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Md Cali Ibraahim Baqdaadi Oo Maanta Hortagay Gudida Dabagalka Iyo Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Sheegay Inay Baan Dhexe Ahaan Ay Midayn Doonaan Qiimaha Sarifka Sixirka Lacagta
Daawo Muuqaalka Warkaas :-