Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Wali Ahmed Xaawa Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Somaliland Ayaa Sheegay In Dhalinayaradii Reer Salaxley Ee Dhawaan Gubay Mucaawino Ay Xukuumadu Gaadhsiisay Deegaankaasi Maanta Sibilaa Shuruud Ah Loo Sii Daayay
Daawo Muuqaalka Warkaas :-