telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Hablaha Yaanla Siin Kooto Ee Haloo Sameeyo Xubno ” Madaxweynaha Somaliland

Hargeisa(Gaaroodinews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Ayaa Booqasho Kutagay Xafiiska Guud Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye

Madaxweynuhu Wuxuu Halkaasi Warbixino Kaga Dhagaystay Hogaanka Sare Ee Xisbiga

Dhanka kale Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Waxaa Uu Kulan  Layeeshay Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Xisbiga Kulmiye

” Hablaha Yaanla Siin Kooto Ee Haloo Sameeyo Xubno ” Madaxweynaha Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom