GAAROODI NEWS NETWORK

Shacabka Magaalada Gabiley Oo Kasoo Horjeestay In Xoolaha Magaalada Laga Saaro + Muuqaal

Gabiley(Gaaroodinews) Shacabka Magaalada Gabiley Oo Kasoo Horjeestay In Xoolaha Magaalada Laga Saaro Iyaga Oo Ku Sababeeyay Inay Qoysaskooda Caanaha laga Liso Xoolaha Ayku Masruufaan Isla Markaana Ay Caruurtooda iskuulada kaga Bixiyaan

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM