telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Dadwaynaha Reer Salaxley Oo Soo Dhawayn Diiran Kuqaabilay Dhalinyaro Dhawaan Ay Xukuumadu Xidhay + Muuqaal

Salaxley(Gaaroodinews) Waxaa Maanta Magaalada Salaxley Lagusoo Dhaweeyay Dhalinyaro Dhawaan Lasheegay Inay Gubeen Mucaawino Dhar Ah Oo Ay Xukuumada Gaysay Magaalada Salaxley

Dadwaynaha Degmada Salaxley Ayaa Afaafka Hore Ee Magaalada Salaxley Kuqaabilay Dhalinyarada Oo Uu wehelinaayay Xildhibaan Wali Ahmed Xaawa Oo Kamid Ah Masuuliyiintii Kaqaybqaatay Soo Daynta Dhalinyaradaas

Muwaadin Najax Maxamuud Badal Calase Oo kamid Ahaa Dhalinyaradii Lasoo Daayay Oo Dadwaynaha Reer Salaxley Ee Soo Dhawynta Diiran kuqaabilay Uga mahadceliyay Soo Dhawaynta Diiran Ee Ay kuqaabileen Ayaa Sheegay In Waxay Sameeyeen Ay Hada Heleen Midho dhalkiisa ” Waxaanu Samaynayba Iyo Waxaanu Gubnayba Haduu ahaa Xashiish Iyo Waxkale Waxaa Aadka Faaideenbuu Noqday ” Najax Badal

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom