Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Ilyaas Maxamed Jaamac Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Dhalinyarada Ah Ee Ugu Firfircoon Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Kusoo Guryo Noqday Dalkiisa Hooyo Ayaa Dadwayne Fara Badan Oo Kamid Ah Taageerayaashiisa Reer Hargeisa Ayaa Waxay kusoo Dhaweeyeen Magaalada Hargeisa
Daawo Muuqaalka Warkaas :-