GAAROODI NEWS NETWORK

Gudi Hoosaadka Kootada Haweenka Iyo Dadka Laga Tirada Badanyahay Ee Golaha Wakiilada Ayaa Waxay Kulan Wacyigalin Ah Laqaateen Culimada Iyo Madaxdhaqameedka Dalka

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Magaalada Hargeisa Lagu Qabtay Kulan Hawleed Aysoo Qabanqaabiyeen Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Ee Arimaha Kootada Haweenka Iyo Dadka Laga Tirada Badanyahay

Kulankan Oo Aykasoo Qaybgaleen Xubnaha Xildhibaanada Ah Ee Katirsan Gudi Hoosaadka Kootada Haweenka Iyo Dadka Laga Tirada Badanyahay Ee Golaha Wakiilada Iyo Qaarkamida Culimada Iyo Madaxdhaqameedka Reer Somaliland Ayaa Ujeedada Kulankani Waxaa Uu Daarnaa Sidii Culimada Iyo Madaxdhaqameedka Loogu Wacyigalinlahaa Xaqa Haweenka Ee Arimaha Siyaasada Iyo Kootada Haweenka Sidii Ay Boosas Uga Heli Lahaayeen Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Isla Markaana Dhaqan Ahaan Meesha Looga Saari Lahaa In Aanay Haweenku Kaqaybgali Karin Siyaasada Dalka Isla Markaana Buuxin Karin Kuraasta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka

 

Hoos Ka Akhriso War Murtiyeedka Kulan Hawleedka :-

 

 

       REPUBLIC OF SOMALILAND
      HOUSE OF REPRESENTATIVES
     THE CAUCAS

29/August/2020

TO: SOYDAVO

We hereby kindly requesting to release the financial support based on conducting the below detailed activities with expenses costs as its budgeted.
Therefore, we, as CAUCAS kindly submitting this INVOICE with summary reports for the conducted activities.

SUMMARY REPORT

ACTIVITY 2
The CAUCAS organized on day meeting with various MPs and the women interesting the implementation quota for upcoming elections through the legislative, the meeting was opened by the chairman Honorable Ibrahim Mahdi Bubaa, the chairman thanks to all participants while he explained the objectives behind the meeting which is the discussion of the quota legal basis and its implementation.
The CAUCAS have been committed to lobby and advocate with any level of interventions towards implementation of quota through the legislations. The MPs and activists for women empowerment discussed the quota to while they finally support to expand the political platform for women.
The CAUCUS chairman strongly requests to MPs to vote the code which is under debate withing this week, while the women were presenting the importance of the implementation of this code.
finally, the CAUCAS, MPs and the invited women have agreed to strongly support the intellectual women running for upcoming elections

Meeting Intellectual Activists for Women Empowerment
ACTIVITY DECRIBTION AMOUNT
Discussion Meeting MPs, Women and Minority Participants
60
Lunch and Refreshment All participants 1000
Venue Fish and Steak House 100
Media TVs and Websites 500
Peridium All Participants 400
Mps 10 Mps 1500
Facilitator 1 100
Copies 100
Stationery 100
Total Amount: 3800 USD

Participants.
SN Name
1 Mohamed Abokor Mohamed
2 Guleid Ahmed Seed
3 Osman Idle Farah
4 Abdirahman Mohamed Omer
5 Yusuf Sh.Abdilaahi Hassan
6 Yassin Omar H. Ali
7 Ahmed Daahir Aadan
8 Hassan Ali Hussein
9 Fardus Sh.Salah
10 Mohamed Said Hassan
11 Deka Hassan Ahmed
12 Su,aad Hussein Nour
13 Ibrahim Mahdi Buba
14 Saleban Derie Bare
15 Abdi Hussein Abdi
16 Abdiqader Jibriil Tukaale
17 Bashiir Tukaale
18 Ahmed Duale Bullae
19 Abdiqader Jama Hamud
20 Mohamed Hassan Abokor
21 Abdiqadir Ahmed Mohamoud
22 Rahma Yusuf Jama
23 Ahmed Mohamed Ducale
24 Sulaiman Abdi Ahmed
25 Muhiyadiin Mohamed Abdi
26 Khadar Ali Hassan
27 Sed Warsame Ismail
28 Mustafe ahmed ali
29 khadar mohmaed hassan
30 Ali Diiriye nour
31 ismail hassan sugulle
32 Abdirahman Osman alin
32 Mohamed Ali Ismail
33 Saed Abdi Elmi
34 Sharmaarke Mohamed Adem
35 Mahamoud Ahmed Alin
36 Abdiqani Aden Nour
37 Nageeye Hassan Ali
38 Bashiir Suldan Hassan
39 Fatima Abdi Awed
40 Farah Adan Liibaan

 

 

 

 

 

 

 

Hargeisa/Office

Www.gaaroodi.net

Gaarooditv@gmail.com

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM