Hargeisa(Gaaroodinews) Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Md Cumar Sayid Cabdilaahi Ayaa Duqa Degmada salaxlay Mr Ismaaciil Yusuf xuseen (Shiine) Iyo Gudida deegaanka Waxaa Uu Kuwareejiyay 300 Kiish Oo Sibidh Ah Oo Ay Gudida Gaadiidka Waa Weyn Ee Tawfiiq Ee Degmada Berbera Ay Ugu Deeqeen Dadkii Dhibtu Ka Soo Gaadhay Duufaantii Kadhacday Degmada Salaxlay
Gudida Gaadiidleyda Tawfiiq Ayaa Hore Waxay Iskaashatada Tawfiiq Ugu Deeqday 200 Kiish Oo Sibidh Ah Degmada Laasgeel
Daawo Muuqaalka Warkaas :-