GAAROODI NEWS NETWORK

Muxuu Daaranaa Kulankii Ay Masuuliyiinta Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Ayla Yeesheen Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ?

Hargeisa(Gaaroodinews)Waxaa Maalintii Shalay Ahayd Mudanayaasha Golaha Wakiilada Lahorkeenay Xeerka Doorashooyinka Somaliland

Xeerarkii Mudanayaasha Lahorkeenay Waxaa Kamid Ahaa Waxka Badal lagu Sameeyay Xeer Dhalinyarada Somaliland Ku Ah Caqabad Kuwaasoo Waxka Badal lagu Sameeyay Dhaqaalaha Iyo Da’da Ay Dhalinyaradu Kaga Qaybgalayaan Doorashada

Hadaba  Masuuliyiinta Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Uu Horkacaayo Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Heer Qaran Ee Sonyo Md Cabdicasiis Mohamed Jaamac Ayaa Waxay Kulan LaYeesheen Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM