telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Waxaa Magaalada Hargeisa Laga Daahfuray Hotel Cusub Oo Lamagac Baxay Xeeb-Maal + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Magaalada Hargeisa Laga Daahfuray Hotel Cusub Oo Lamagac Baxay Xeeb-Maal

Hotelkan Cusub Oo laga Furay Badhtamaha Magaalada Hargeisa Ayaa Waxaa Lagu Iibin Doonaa Noocyada Kala Duwan Ee  Kaluunka Dalkeena

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom