GAAROODI NEWS NETWORK

” Waa Dagaal Siyaasadeed Arinta Kootada Haweenka Ee Ladoonaayo In Lalaalo ” Xil Buubaa

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Oo  Ah Gudoomiyaha Gudi Hoosaadka Arimaha Kootada Haweenka Iyo Beelaha Lahaybsooco Ayaa Dagaal Siyaasadeed Kutilmaamay Arinta Kootada Haweenka Ee Lasheegay In La Laalaayo ” Waa Dagaal Siyaasadeed Arinta Kootada Haweenka Ee Ladoonaayo In Lalaalo ” Xil Buubaa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM