GAAROODI NEWS NETWORK

” Dastuurku Maaha Quraan Ee Waa Axdi Qarameed ” Sucaad Carmiye 

Hargeisa(Gaaroodinews)Gudi Hoosaadka Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Soo Jeediyay Guud Ahaanba Inla Laalo Kootada Haweenka Taasoo Qaarkamida Bulshada Reer Somaliland Ay Aad Ugasoo Jeedsadeen Marwo Sucaad Carmiye Oo kamid Ah Haweenka U Ololeeya Xuquuqda Dumarka Ayaa Sheegtay In baaqaa aysoo Jeediyeen Gudi hoosaadka Golaha Wakiiladu Uu Jabiyay Niyadii Haween Badan Oo Han siyaasadeed lahaa

” Dastuurku Maaha Quraan Ee Waa Axdi Qarameed ” Sucaad Carmiye

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM