telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Maamulka Degmada Maxamuud Haybe Ee Hargeisa Oo Shacabka Kunool Udiray Fariin Digniin Ah Si Looga Taxadaro Halista Ka Iman Karta Roobabka Iyo Daadka Ay Biyuhu Keenaan 

Hargeisa(Gaaroodinews) Maamulka Degmada Maxamuud Haybe Ee Caasimada Hargeisa Oo Shacabka Kunool Udiray Fariin Digniin Ah Si Looga Taxadaro Halista Ka Iman Karta Roobabka Iyo Daadka Ay Biyuhu Keenaan

Gudoomiyaha Degmada Maxamuud Haybe Md Maxamed Cabdilaahi Abuubakar Ayaa Bukshada Kudhaqan Degmadaasi Waxa Uu Usoo Jeediyay Inaanay Xidhin Wadooyinka Dhex Mara Xaafadaha Xiliga Uu Roobku Da’aayo

Dhanka kale Gudoomiyaha Degmada Maxamuud Haybe Waxa Uu Dadwaynaha Kudhaqan Degmadaas Uu Usoo Jeediyay Inay Iskasoo Bixiyaan Cashuurta Kubaaqatay

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom