GAAROODI NEWS NETWORK

Masuul Katirsan Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye Oo Eedo Uga Yimi Xisbiga Waddani Kadifaacay Wasaarada Ciyaaraha Somaliland

Burco(Gaaroodinews) Masuul Katirsan Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye Oo Kadifaacay  Eedo Uga Yimi Wasiirka Iyo Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Xogahaya Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Xisbiga Waddani Yuusuf Tadhase Kaasoo Wasaarada Ciyaaraha Ku Eedeeyay In La Lunsado Lacagta Xidhiidhka Ciyaaraha Somaliland Isla Markaana Ay Wasaaradaasu Kufashilantay Xilkii Loo igmaday

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM