GAAROODI NEWS NETWORK

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Abaalmarin Iyo Dalacsiin Usameeyay Qaarkamida Shaqaale Waynaha Baanka JSL + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Maamulka Baanka Dhexe Ee Somaliland Ayaa  Xaflad Maamuus Iyo Dhiirigalin Ah U Sameeyey 18 Shaqaale Ah Oo Ka Tirsan Laamaha Baanka Dhexe Ee Somaliland.

18Shaqaale Ayaa La Gudoonsiiyey Abaalmarino Ay Ku Mutaysteen Shaqo Wanaagi Ay La Yimaadeen Intay Hayeen Shaqadda Baanka Dhexe Ee Somaliland.

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM