telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Kahadlay Dajinta Sicir-bararka Iyo Sarifka Lacagaha + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Md Cali Ibraahim Baqdaadi Oo Kahadlaayay Munaasibad Loo Qabtay Shaqaalaha Baanka Dhexe Ayaa kawaramay Dedaalada Uu Baanka Dhexe Ee JSL Uu Galiyay In Layareeyo Is Bedbedelkii Iyo Heehaabkii Shilinka Somaliland

Sidoo Kale Gudoomiye Baqdaadi Waxaa Uu kahadlay Dajinta Sicirka Isku Bedelka Lacagta Shilinka Iyo Dollarka Waxaanuu Ganacsatada Reer Somaliland Usoo Jeediyay In Ay Dabaqaan Sicirka Baanka Ee Isku Badalka Shilinka Iyo Dollarka

Gudoomiye Baqdaadi Waxaa Uu Bulshada Reer Somaliland Dhankoodana Usoo Jeediyay Inay Waxku Iibsadaan Sicirka Uu Baanku Gooyo Oo Qudha

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom