Hargeisa(Gaaroodinews) Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md Daahir Riyaale Kaahin Ayaa Kahadlay Arinta Saamiqaybsiga Kuraasta Baarlamaanka Somaliland Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Ay Cabasho Arintaa Kuwaajahani Ayka Imanaysay Qaarkamida Gobolada Somaliland
Waxaanu Sheegay In Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Somaliland Ay Caqabad Kuyihiin Furashada Asxaabta
” Doorashooyinka Isku Sidkani Waxay Caqabad Kuyihiin Furashada Ururada 2022 ka ” Daahir Riyaale Kaahin
Sidoo Kale Md Daahir Riyaale Kaahim Waxaa Uu Waxlaga Xumaado Kutilmaamay Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon Oo Xukuumada Somaliland Ay Kacelisay Inuusoo Galo Gudaha Dalka Waxaanu Madaxweynaha Somaliland Usoo Jeediyay Inuu Goaankaa Raali Galin Uuka Bixiyo
Sidoo Kale Ugaaska Beelaha Samaroon Wuxuu Kucanaantay Inuu Kawaantoobo Inuu Kala Fogeeyo Bulshada Sidaa Aan Xaqiiqada Ahayna Uu Arinta Udhigo
Gabagabadiina Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin Waxa Uu Siqoto Dheer Oo Dareen Muwaadina Uu Bulshada Somaliland Ufaray Inay Ilaashadaan Midnimada Iyo Wadajirka Reer Somaliland
Daawo Muuqaalka Warkaas :-