telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Saylici Waxaan Leeyahay Ha Isku Tagin Shirkaa Kulmiye Laguma Dooranayee Yaanad Muraaradilaacine…….” Siyaasi Jaamac Shabeel

Hargeisa(Gaaroodi-News ) xoghayihii hore ee golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee kulmiye Jaamac shabeel ayaa talo balaadhan u soo jeediyay madaxweyne ku xigeenka somaliland cabdiraxman saylici isagoo ugu baaqay in aanu ka qayb galin shirweynaha kulmiyie

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom