GAAROODI NEWS NETWORK

Bootaan Fuel Station Oo Loo Aqoonsaday Mid kamida Cashuur Bixiyayaashii Ugu Wanaagsanaa Sanadka Ee JSL + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasaarada Maaliyada Somaliland Ayaa Maanta Abaalmarino Mahadnaq Ah Oo Lagu Dhiiri Galinaayo Gudoonsiisay Qaarkamida Ganacsatada Dalka Ee Sida Fiican Ubixiyay Cashuurtii Qaran Ee Kuwaajibtay

Madal Ilyartu Isqabatay Oo Maamulka Sare Ee Wasaarada Horumarinta Maaliyadu Aykusoo Casuuntay Badiba Ganacsatada Dalka Ayaa Waxaa Kaalinta Shiidaalka Ee Bootaan Fuel Station Oo Kamid Ah kaalimaha Waawayn Ee Iibiya Qaybaha Kala Duwan Ee  Shiidaalka Dalka Lakeeno Waxaa Loo Aqoonsaday Inay Kaalin Ahaan Ayka mid Yihiin Meheradaha Ganacsi Ee Sida Ugu Fiican Ubixiyay Cashuurtii Qaran Ee Kuwaajibtay Ee Sanadka 2020

Kaalinta Shiidaalka Ee Bootaan Fuel Station Oo Uu Mulkiyadeeda Uu Leeyahay Muwaadin Layl Daahir Bootaan Waxa Ayku Taalaa Degmada Maxamuud Haybe Gaar Ahaan Isgoyska Xaarwada Anba Agagaarka Dugsiga Sare Ee Maxamuud Ahmed Cali

 

Hargeisa/Office

Www.gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM