telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Bukhaaroow Waad Gaftee Hadalku Kuumasoo Gelin ” Xildhibaan Waabeeye + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Kahadlay Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye

Xildhibaan Waabeeye Waxa Uu Siwayn Uu Uga Hadlay Khudbadii Uu Maalintii Shalay Ahayd Uu Jeediyay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada SL Md Maxamuud Xaashi Cabdi Kaasoo Eedo Isbarkan Oo Kutacaluqa Xisbiga Iyo Shirwaynaha Kulmiye Ujeediyay Madaxweynaha Somaliland

Dhanka kale Xildhibaan Waabeeye Waxaa Uu Sidoo kale Jawaab Kabixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Xildhibaan Bukhaari Oo Eedihii Uu Siyaasi Maxamuud Xaashi Ujeediyay Madaxweynaha Somaliland Kadifaacay Taasoo Uu Sheegay Inaan Hadalka Bukhaari Meesha Qaban

” Bukhaaroow Waad Gaftee Hadalku Kuumasoo Gelin ” Xildhibaan Waabeeye

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom