GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Oo Shaaciyay Shir Beeleed Degdeg Ah Oo Kadhacaaya Magaalada Balli-gubadle 

Hargeisa(Gaaroodinews) Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Oo Shaaciyay Shir Degdeg Ah Oo Kadhacaaya Magaalada Balli-gubadle

Shirkan Uu Shaaciyay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Ayaa Siduu Suldaanku Sheegay Waxaa Iskugu Imanaaya Oo Aayahooda Siyaasiga Ah Kaga Tashanaaya Beelaha Walaalaha Ah Ee Mataanaha (Arab/Garxajis)

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM