Hargeisa(Gaaroodinews) Maamulka Sare Ee Dugsiga Caalami Secondary school Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Shahaado Sharafyo Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Kagashay Imtixaanaadka Fasalada Sare Ee Dugsigaasi
Munaasibad Balaadhan Oo Ay Ilyartu Isqabatay Oo Aykasoo Qaybgaleen Maamulka Iyo Ardayda Dugsigaasi Sare Ayaa Maamulaha Guud Ee Dugsiga Sare Ee Caalami Secondary school Barre Cabdiraxmaan Seed Waxaa Uu abaalmarino Kala Duwan Oo Dhiiri Galin ah Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Ugu Horeeya Kagalay Imtixaankii Sanadkan Si Ay ardayda Iyaga Dadaal Ahaan Kuxigaa Ay Iyaguna Kudhiiradaan Dadaalka Ay Sameeyeen Arsaydaasi Ee Lagu Abaalmariyay
Dugsiga Sare Ee Caalami Secondary school Ayaa Kamid ah Dugsiyada Ugu Heersareeya Heerka Aqoonta Iyo Tacliinta Dalka
Hargeisa/Office
Www.gaaroodi.net