GAAROODI NEWS NETWORK

” Reer Awdal Waa Somaliland Hadii Aynu Erino Waxaynu Noqonaynaa SNM ” Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir 

Hargeisa(Gaaroodinews)Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir Oo Kamid Ah Cuqaasha Waawayn Ee Reer Somaliland Ayaa Waraysi Gaar Ah Oo Uusiiyay Tvga Sahan Ee Magaalada Hargeisa Waxaa Waxlaga Waydiiyay Xaalada Guud Ee Dalka Gaar Ahaan Arinta Saami Qaybsiga Doorashada Iyo Dhawaaqa Kasoo Yeedhay Qaarkamida Gobolada Somaliland Gaar Ahaan Gobolka Awdal

” Reer Awdal Waa Somaliland Hadii Aynu Erino Waxaynu Noqonaynaa SNM ” Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM