Minneapolis(Gaaroodinews)Live :- Hambalyo ❤⚘ Hambalyo ❤ Dhamaan Akhristayaasha Iyo Eheleda Iyo Asxaabta Waxaa La Ogaysiinayaa In Ay Si Toos Ah Udaawan Karaan Meherka Mohamed Ali Ibrahim “ Baqaadi “ iyo Bilan M. Jama Jengali oo ka dhici doona Minneapolis , 12th Sept , Saacaddu Markay Tahay 9Pm , Hargeisa Time or 6 PM GMT . Fadlan “ Live” Udaawo , adiga oo taabanaaya Linkigan Hoose
Kadaawo Sitoosa Linkigan Caawa Saacadu Markay Tahay 9:00pm :-