GAAROODI NEWS NETWORK

” Xisbiga Kulmiye Waa Inla Soo Dhiciyaa ” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir

Hargeisa(Gaaroodinews) Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Ayaa Sheegay In Shirkii Beelaha Mataanaha Laqaban Doono Soddon Cisho Gudahood Isla Markaana Aykasoo Qaybgali karaan Beelaha Somaliland

Shirkan Ayuu Suldaanka Sheegay In Uuyahay Shir Lagaga Tashanaayo Aayaha Somaliland

Suldaan Mohamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Ayaa marwaxlaga Waydiiyay Shirka Guud Ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Waxaa Uu Yidhi

” Xisbiga Kulmiye Waa Inla Soo Dhiciyaa ” Suldaan Maxamed

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM