GAAROODI NEWS NETWORK

Lataliye Cabdilaahi Cukuse Oo Fariin Udiray Bulshawaynta Reer Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirkii Hore Ee Wasaaradaha Warfaafinta Iyo Xanaanada Xoolaha Imikana Ah Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland Ee Arimaha Doorashooyinka Md Cabdilaahi Mohamed Daahir (Cukuse) Ayaa Booqday Xarunta Lagu Kaydiyo Agabka Hidiha Iyo Dhaqanka Ee Saryan Moseoum Ee Magaalada Hargeisa

Ex.Wasiir Cabdilaahi Cukuse Ayaa Tilmaamay Muhiimada Iyo Mudnaanta Ay Leedahay Inlasoo Nooleeyo Dhaqankeena Iyo Hidaheena Isla Markaana Waxaa Uu Fariin Udiray Bulshada Reer Somaliland

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM