GAAROODI NEWS NETWORK

“Waxaanu Leenahay Cuqaashan Iyo Salaadiintan Wada Siyaasiga Noqday Adeerayaal Magihiina U Noqda Oo Dadka Magta Ka Soo Ururiya” Eng faysal Cali Waraabe

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Khudbad Balaadhan Ujeediyay Ardaydii Kaqalinjabinaysay Dufacadii 17-Aad Ee Kabaxda Jaamacada Hargeisa

Gudoomiye Faysal Waxaa Uu Cuaqaasha hada kumilantay Siyaasada Dalka usoo jeediyay Inay Shaqadii Ay Reeraha Uhayeen Kunoqdaan Siyaasadana Faraha Kala Baxaan

“Waxaanu leenahay cuqaashan iyo salaadiintan wada siyaasiga noqday adeerayaal magihiina u noqda oo dadka magta ka soo uruuriya” Eng faysal cali waraabe

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM