Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Md Cabdilaahi Abokor Ayaa Codsaday In Isaga Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Md Xirsi Cali Xaaji Xasan Hanti Dhawr Lagaliyo
“Waxaan codsanayaa in aniga iyo xirsi nala galiyo hanti-dhawr kaayaga wax lunsaday” Wasiir Cabdilaahi Abakor
Daawo Muuqaalka Warkaas :-