Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Md Yuusuf Kayse Cabdilaahi Ayaa Sheegay Inay xisbi Ahaansoo Dhawaynayaan In Wararka Iyo Hadalada Xisbiyada Mucaaradka Ah Laga sii Daayo Warbaahinta Dawlada Tvga Qaranka Somaliland Iyo Ilaacada Radio Hargeisa
Xogahaye Yuusuf Kayse Waxaa Uu Sheegay Inay Shuruud Ahaan Madaxweynaha Kuxidhayaan Inuu Shaqaalihii hore Ee Wasaarada Warfaafinta Looga Eryay Iyaga Oo Lagu xidhiidhinaayo Xisbiyada Mucaaradka In Shaqada Dib Loogusoo Celiyo Waxaanu Intaa Raaciyay Inaanay Wax Macno Ah Samaynay In Hadalada Mucaaradka Warbaahinta Qaranka Laga Siidaayo
” Micno Masamaynayso In Hadalada Xisbiyada Mucaaradka Warbaahinta Qaranka Laga Siidaayo ” Xoghaye Yuusuf Kayse
Daawo Muuqaalka Warkaas :-