GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Madaxweyne Mustafe Martin Oo Siwayn Loogusoo Dhaweeyay Caasimada Somalia Ee Muqdisho + Muuqaal

Muqdisho(Gaaroodinews) Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Soo Dhawayn Diiran Loogu Sameeyay Musharaxa Madaxweynaha Somalia Md Mustafe Maxamed Martin Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Kunoolaa Dalka Dibadiisa

Soo Dhawaynta Musharaxa Madaxweyne Md Mustafe Martin Ayaa Waxaa kaqayb Galay Taageerayaasha Uu Musharaxu Kuleeyahay Magaalada Muqdisho Siyaasiyiin Dhalinyaro Waxgarad Iyo Masuuliyiin Aad Utiro Badan

Musharax Mustafe Martin Ayaa Wuxuu Taageero Balaadhan Uuku Leeyahay Gudaha Somalia

Mustafe Martin Ayaa Ah Siyaasi Saamayn Kuleh Bulshada Somalida Waxaanuu Asal Ahaan Kasoo Jeedaa Gobolada Waqooyi Ee Somalia Gaar Ahaan Somaliland

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM